Wararka

Xildhibaan Xaabsade" 3 Sano kadib Caawa Waxaan ku hoyanayaa Baydhabo".

Xildhibaan Xaabsade

12:23 am | Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ah Xildhibaanda DKMG ah ee horana u ahaan jiray Hogaamiyeyaashi gacanta ku hayay Magaalada Baydhao oo muddooynkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa caa…

Dag Dag Magaalada Baydhabo Oo u gacan Gashay Ciidamda dowladda iyo Itoobiya.

Dag Dag Magaalada Baydhabo Oo u gacan Gashay Ciidamda dowladda iyo Itoobiya.

12:05 am | Wararkii ugu danbeeyay ee lga helayo Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in Daqiiqado yar kahor Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiya ee la wareegeen Magaalada Beydhabo.…

Shirkadi Al-Barakaat Oo Qaramada Midoobay xayiraaddii ka qaaday.

Shirkadi Al-Barakaat Oo Qaramada Midoobay xayiraaddii ka qaaday.

12:05 am | Guddiga golaha ammaanka u qaabilsan Al-Qaacida waxay go’aansadeen 17-kii Febraayo 2012 inay ka saaraan liiska xannibaadaha ee Al-Qaacida shaqsiyaad iyo shirkado Soomaliyeed. …

Mr. Cameron Ra'iisal Wasaaraha Ingriiska Oo ka hadlay Shirka London.

Mr. Cameron Ra'iisal Wasaaraha Ingriiska Oo ka hadlay Shirka London.

4:40 pm | Iyadoo lagu wado in Khamiista berri ah oo ku 23-ka Feberaayo uu ka furmo magaalada London ee dalka Britain shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa shirkaas ujeedooyinkiisa faahfaahin ka bixiyay ra'iisul…

Dag Dag Ciidamada Dowladda Oo Gudaha Ugalay Bardaale Iyo wadooyinka Oo ah kuwo Rasaas D

Dag Dag Ciidamada Dowladda Oo Gudaha Ugalay Bardaale Iyo wadooyinka Oo ah kuwo Rasaas Darteed U xaniban.…

4:34 pm | Sida shegayaan wararka ka imanaayo Degmada Bardaale aya shegaya in ciidaamda dowlada gudaha ugaleen Degmada bardaale oo atirsan gobolka Baay waxaana sidaa u xaqiijiye ildhibaan Maxamad Ibraahim Xaabsade oo hogaam…

(Sawirro) Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay ACP iyo mas'uuliyiinta Belg

(Sawirro) Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay ACP iyo mas'uuliyiinta Belgium

11:05 pm | Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas'uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma'uuliyiin ka tirsan …

(Xog Culus) Saraakiil Maraykan ah Oo si Qarsoodi ah uga soo dagay Muqdisho .

(Xog Culus) Saraakiil Maraykan ah Oo si Qarsoodi ah uga soo dagay Muqdisho .

8:55 pm | Waxaa xalay saqdii dhexe (Waqtiga Soomaaliya) ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aden Cabdulle saraakiil u badan Mareykan oo watay ciidan hubeysan kuwaasoo saaka waageu ugu baryey magaalada M…

Qarax dad badan ay ku dhinteen Oo ka dhacay Degmada Bardaale.

Qarax dad badan ay ku dhinteen Oo ka dhacay Degmada Bardaale.

8:39 pm | Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay qarax miino oo gaari rakaab siday ku qabsaday saakay duleedka degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana qaraxaas ku dhaawacmay in ka badan 10-qof rakaabkii ka mid ahaa.…

Ciidmada DKMG ah Iyo Kuwa Itoobiya Oo dagaal khasaaro geysatay ku galay Bay Iyo Bakool.

Ciidmada DKMG ah Iyo Kuwa Itoobiya Oo dagaal khasaaro geysatay ku galay Bay Iyo Bakool.

8:33 pm | Waxaa Maanta duhurtii Dagaalo Culus ka qarxeen Deegaano katirsan Gobolka Bay kadib markii halkaasi gaareen Ciidamo katirsan Dowlada Itoobiya Ciidamada Dowlada KMG iyo Ciidamo katirsan Ahlu Sunna Waljameeca.…

Madaxweynaha Jabuuti Oo kahor inta anau dhicin Shirka London Talooyin ka sinaya Madaxwe

Madaxweynaha Jabuuti Oo kahor inta anau dhicin Shirka London Talooyin ka sinaya Madaxweyne Shariif .

9:06 pm | Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Jabuuti ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.…

Nin xiriir la leh Al Shabaab oo lasoo taagayo Maxkamad ku taala Kenya

Nin xiriir la leh Al Shabaab oo lasoo taagayo Maxkamad ku taala Kenya

9:03 pm | Muwaadin u dhashay wadanka Ingriiska oo lagu tuhunsanyahay in uu xiriir la leeyahay Al Shabaab ayaa lagu wadaa in Maxkamad lagu soo taaago dalka Kenya.…

Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Muqdisho

Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Muqdisho

8:58 pm | Howlgallo lagu soo qab qabtay dad badan oo ay ku jiraan Ciidamada ka tirsan dowladda KMG ayaa maanta degmooyinka Kaaraan iyo Dharkeenlay waxaa ka sameeyay Ciidamo kale oo ka tirsan dowladda KMG ah.…

Milateriga Kenya Oo Shaaciyay inay duqeeyn U geysteen Saldhig Culus Oo ay Al-shabaab l

Milateriga Kenya Oo Shaaciyay inay duqeeyn U geysteen  Saldhig Culus Oo ay Al-shabaab lahayd.

8:40 pm | Xukuumadda Kenya ayaa waxay sheegtay inay weerar toos ah iyo duqeyn diyaaradeed ueysteen deegaan ay ku xooganayd l-shabaab oo ku yaalla Koonfurta Soomaaliya.…

Madaxweynaha Soomaaliya Oo ku tilmaamay wax lagu farxo ka qaybgalka Somaliland ee shirk

Madaxweynaha Soomaaliya Oo ku tilmaamay wax lagu farxo ka qaybgalka Somaliland ee shirka London.

8:40 pm | Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo in Somaliland ay qayb ka noqoto shirka London loogu qabanayo dhinacyada Soomaalida, isagoo xusay inay rajo weyn ka qabanaan sh…

Garoowe Oo ay ku soo badanayso Dilalalka Qorsheysan.

Garoowe Oo ay ku soo badanayso Dilalalka Qorsheysan.

6:06 pm | Maydka nin la dilay ayaa maanta lagu arkay duleedka magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, iyadoo Taliska booliska magaalada uu faah faahin ka bixiyay arintaasi.…

Arrimaha Bulshada

  • Soomaali l ayaaban nin calooshu aad u weynaatay
  • Layaabka Dunida
  • Abtigiis iyo Xaawo Kiin ( Bismilayso 2012)
  • Daawo Heesta Cusub Ay isla soo qaadeen Fanaaniinta Axmed Biif Iyo Nimco Dareen
  • Haweenku ma qarin karaan Sir in ka badan 24 saac
  • Hees Cusub Oo halkudhigeedu yahay  Qardhaas Caashaq.
  • Gulled Ahmed oo xaflad lacag aruurin ah qabanaya
  • Salman Khan oo soo wada Tere Naam 2
  • Su’aallo ku Socdo Ragga Soomaaliyeed ?
  • KORORSO AQOONTAADA: TAARIIKHDA LIIBIYA OO KOOBAN.
  • Fanaanada Sagal arts oo Muuqaalo Cusub oo Cajiib ah soo Sameeysay.
  • Gabdhan Maxaa ku dhacay oo ay la ilmeysay?..Arin xanuun badan !.
  • Daawo Filimka Bodyguard ee uu dhawaan sameeyay Salman Khan
  • Bipasha Basu oo ka Carootay hadal laga duubay..
  • Ma dhabaa in Kala bar dadka Yurub ku nool madaxa looga jiro.(Warbixin)

Maqaallo

”Daawo” Hees Ay qaado Fanaanadda Fartuun Birimo oo aad U soo Jiidatay dhalinta waay

”Daawo” Hees Ay qaado Fanaanadda Fartuun Birimo oo aad U soo Jiidatay dhalinta waayadan ee jacaylku jilbaha u dhigay..

8:30 pm | Fanaanadda Fartuun Axmed Sahal Birimo oo Ka Mid ah Fanaaniinta soo Hana qaaday Wixii Ka Dabeeyay Bur Burkii Da…

Chelsea oo 48-da Saac Ee Soo Socota Xaqiijin Doonta Helitaanka Cahil

Chelsea oo 48-da Saac Ee Soo Socota Xaqiijin Doonta Helitaanka Cahil

7:28 pm | Gary Cahill ayaa laga yaabaa inuu noqdo ciyaaryahan Chelsea maalinta axada, sida laga soo xigtay macalinka koo…

Al Fanaan Cabdi Diini Oo noqday Fanaan la jeclaystay Heesaha uu Ku luuqeeyo.

Al Fanaan Cabdi Diini Oo noqday Fanaan la jeclaystay Heesaha uu Ku luuqeeyo.

1:05 am | Fanaan Codka Macaan ee Cabd Xakiin Xasan Xuseen Cabdi Diini aya wayadi danbe waxa uu dar dar galiyaya heesaha …

Sports

Paul Scholes oo sheegay In uu Dib u Soo Laaban Doono Hadii Maclain Fargie….

Paul Scholes oo sheegay In uu Dib u Soo Laaban Doono Hadii Maclain Fargie….

6:57 pm | Paul Scholes ayaa ku faraxsanaan lahaa inuu ku soo laabto kubada cagta oo uu u ciyaaro Manchester United hadii…

Rafa Benitez Iyo David Beckham Oo Ku Sii Jeeda Kooxda Faransiiska Ee Paris St Germain.

Rafa Benitez Iyo David Beckham Oo Ku Sii Jeeda Kooxda Faransiiska Ee Paris St Germain.

7:19 pm | Tababarihii hore ee kooxda Liverpool Rafa Benitez ayaa lala xiriiriyay inuu kooxda Paris St Germain ka bedelay…

Kabtanki hore ee xulka kubada cakta dalka Brazil Socrates oo geeriyooday

Kabtanki hore ee xulka kubada cakta dalka Brazil Socrates oo geeriyooday

10:52 pm | Mid ka mid ah ciyaaryahanadi ugu qaalisanaa uguna magaca dheeraa ee soo mara dalka Brazil iyo caalamka Dr Socr…

Daawo Xafladii Abaarmarinta Lagu Gudoonsiiyay Lionel Messi.

Daawo Xafladii Abaarmarinta Lagu Gudoonsiiyay Lionel Messi.

2:50 pm | Waxaa Inoo Suurta Gashay in aan Idiin Soo Gudbino Xafladii Abaarmarinta Caalamiga ah lagu Gudoonsiiyay Xidiga reer Ajantiin ee Lionel Messi.…

SHEKOOYIN